The Noble Qur'an Encyclopedia
Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languagesThe Opening [Al-Fatiha] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
Surah The Opening [Al-Fatiha] Ayah 7 Location Maccah Number 1
In the name of Allāh [1], the Most Compassionate, the Most Merciful.
Ammaan idilkeed iyo mahad waxaa leh Allaah, Rabbiga uumanka.
Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista Badan [1].
Boqorka Maalinta Jaazeynta [1].
Adigoo Keliya baynu (Allow) ku caabudi, oo Adigoo Keliya baynu ku weydiisan kaalmo.
Nagu hanuuni (oo sug) Jidka Toosan.
Jidka kuwa aad u Nicmaysay [1], aan aheyn (jidka) kuwa loo cadhooday [2] iyo (jidka) kuwa lunsan midna [3].

