The Noble Qur'an Encyclopedia
Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languagesAlms Giving [Al-Maun] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
Surah Alms Giving [Al-Maun] Ayah 7 Location Maccah Number 107
Ka warran kan beeniya is abaal marinta (Aakhiro).
Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan [1].
Oo aan ku dhiirra gelin (dadka) quudinta miskiinka [1].
Waxaa hoog leh kuwaa tukada (munaafiqiinta ah),
Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).
Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko.
U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).

